Faahfaahino ka soo baxaya dagaal saaka ka dhacay degmada Balcad
Iska horimaad hubeysan ayaa la sheegay in saaka uu ka dhacay bar koontarool oo ku taal dhinaca galbeed ee magaalada Balcad.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay saaka weerar ku qaadeen barta koonta