Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo ka digay in si sharci-darro ah loo banneysto dhul
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar [Camey] oo Maanta Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in aysan jiri-karin cid dhul ay Xukuumaddu la socon cagaf-marsan karta ama xiran karta karta.