RUUXI RAAYA MA RAAGO – Geerida Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxyadiin Celi oo xanuujisay reer Sweden
Waa hal-ku-dheg laga soo guuriyay xikmadaha ay Somaliidu caanka ku tahay. Oraahda waxay asalkeedu ahayd NINKI ROONI MA RAAGO, taas oo erayga NIN loola jeedo lab iyo dhedig, sida ku xusan xataa Qur'aanka kariimka ah.
Sheekh Cabdi