Askar lagu eedeeyay dilka Nin Madow ah Mareykanka oo shaqada laga eryey
Afar askari oo ka tirsan booliska magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa shaqada laga eryey kaddib marki lagu arkay muuqaal laga duubay dil loo geystay nin madow ah oo aan hubaysnayn.
Medaria Arradondo, madaxa booliska magaalada Minneapoli