Share with your friends via email

8 gabdhood oo geesinnimadooda laga yaabay Dagaalkii Labaad ee Adduunka?

Bal ka fikir qof geesinnimo sameynaya xilli uu dagaal socdo. Qofka maskaxdaada ku soo dhacay ee geesinnimada sameynaya ma nin baa mise waa haweeney? Inta badan doorka halyeeynimo ee dumarka xilliyada ay dagaallada socdaan lama aqoonsado

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip