Ururka Islaamka oo Cambaareeyay Weerardii ka kala dhacay Baydhabo iyo Muqdisho.
Dr. Iyaad Bin Amiin Madani Xoghayaha Guud ee Ururka Islaamka Calaamka ee OIC ayaa cambaareeyey weeraradii ka kala dhacay Baydhabo iyo Muqdisho, wuxuuna ku tilmaamay Fal-dembiyeed halis ku ah Bini'aadminimadda.