Share with your friends via email

Axmed Fiqi "Al-Shabaab wax culeys ah lama saarin labadii sano, waana fursad ay heleen"

Agaasimihii hore ee Hey'adda Nabadsugida Qaranka Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay weeraradii u dambeeyay ee Al-Shabaab ka fuliyeen magaalada Muqdisho, isagoo faah faahin ka bixiyay waxyaabaha sababta u ah inay kordhiyaan weerarada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip