Dhaqtar Caan ah oo Caawa lagu dilay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa Caawa gudaha Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen dhaqtar siweyn looga yaqaanay degmadaas.
Dilka loo geystay dhaqtarka ayaa dad goobjoogayaal ah waxaa ah ay sheegeen inuu sigaar ah uga dh