Share with your friends via email

Laacibkii kooxda Horseed FC iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Siciid Ducaale oo Yemen ku geeriyooday

Laacibkii hore ee kooxda Horseed FC ee horyaalka dalkeenna iyo xulka qaranka Soomaaliya Siciid Ducaale ayaa ku geeriyooday magaaladda Cadan dalka Yemen, halkaas oo uu ku xanuusanaa muddooyinkii ugu dambeeyay. Aaska marxuumka ayaa maanta ka dhacay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip