WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ISNIIN 29KA FEBARAAYO 2016KA
MADAXDA DALALKA AY CIIDAMMADA KA JOOGAAN SOOMAALIYA OO ISKU RAACAY XOOJINTA IYO TAAGEERADA HAWLGALKA AMISOM
Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa shalay kulan ay ku ye esheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiy