Share with your friends via email

Turkey oo Sacuudi Carabiya ku eedeysay inay dunida ka qarisay arrin xasaasi ah

Turkey ayaa ku eedeysay Sacuudi Carabiya inay dunida ka qarisay tirada dadkii tegay cumrada ee laga helay cudurka Coronavirus, taasi oo halis gelisay dadaallada lagu xakameynayo faafitaanka cudurkaas. Wasiirka arrimaha gudaha Turkey Suleyman Soylu

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip