Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Robert Mugabe oo u dabaal-dagay Sabtidii shalay 92-sano guuradiisii ayaa noqday Madaxweynaha ugu da'da weyn caalamka, iyadoo xaflada dhalashadiisa oo la sheegay inuu ku baxay dhaqaale badan lagu qabtay magaalada Masvi
To:
From:
Your Name:
Message: