Aqoon wadaag ku saabsan tayaynta afka Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro
Aqoon isweydaarsi looga hadlayay sidii loo tayayn lahaa adeegsiga afka Somaaliga ayna ka soo qeyb galeen masuuliyiin kala duwan, aqoonyahano, xeel dheerayaal ku takhasusay afka iyo marti sharaf kale ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.