Tarsan "Waa Mas'uuliyad laga cararayo in Amniga Muqdisho lagu wareejiyo Gobolka Banaadir"
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa dhaliilay qaabkii Gobolka Banaadir loogu wareejiyay Amniga Caasimada, isagoo ku tilmaamay inay tahay arrin aan dastuuri aheyn.