Kooxo hubaysan oo Haweenay ku dilay Magaalada Muqdisho
Kooxo hubaysan ayaa xalay Isgoyska Siinaay ee Degmada Wardhiigleey, waxa ay ku toogteen haweenay la sheegay inay ganacsato aheyd.
Haweenaydan ayaa la dilay, xilli ay doonaysay goob ganacsi oo ay ku laheyd Isgoyska Siinaay inay xirto, waxaana rasaas