Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho ku tagaya toddobaadkan afar waddan oo Afrikaan ah oo ay ku jirto Nigeria, Waxaana booqashadiisan ay billaaban doontaa Axadda Berri a, sida lagu sheegay Warbixin laga soo saaray Maanta oo S