Share with your friends via email

Soomaaliya oo soddon sano kadib guul dhaqaale gaartay!!!

Guddiga fullinta ee Bangiga Adduunka ayaa sheegay inay qaadeen tallaabo lagu soo celinayo xiriirkii maaliyadeed ee kala dhaxeeyay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya muddo soddon sano kadib ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip