Amar ka soo baxay Madaxweyne Qoorqoor oo lagu xiray Radio Galmudug
Amar ka soo baxay Madaxweynaha Galmudug ee garabka dowladda, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa lagu xiray Radio Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb.
Ciidamada Dowladda ayaa xalay gudaha u galay Xarunta Radio Galmudug, iyagoona hawada ka saaray id