Somaliland:-Booliska oo qabtay Nin ku Eedeysan kufsi & dil
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa la xaqiijiyey inay Gacanta ku dhigeen Nin la sheegay in habeen ka hor uu fal kufsi iyo dil ah u geystay Gabar 15 aheyd.
Falkaan ayaa saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliland ay sheegeen in uu ka dhacay degmada Lug