Share with your friends via email

Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay Isbitaalka Rajab Dayib Erdogan

Wasiirka Caafimaadka Dr Fawziya Abiikar Nur ayaa Maanta booqasho ku tagtay Isbitaalka Rajab Dayib Erdogan (Ex Digfeer). Wasiirka ayaa kormeertay qeybta caruurta si ay ugu kuur gasho daryeelka caruurta u baahan daawaynta heerka labaad iyo seddexaad

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip