Share with your friends via email

Cabdirashiid Janan '' Aniga xabsi la ima geynin

Labadii sibuuc ee la soo dhaafay dowladda Soomaaliya ayaa sheegeysay inay dadaal ugu jirto sidii ay dib gacanta ugu dhigi lahayd wasiirkii Amniga ee maamul goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan kaa soo ay sheegeen inuu ka baxsaday

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip