Share with your friends via email

Dowladda Somalia Oo Daah-Furtay Olole Muhiim U Ah Dib U Eegista Dastuurka

Waxaa maanta magaalada muqdisho ka bilowday ololaha wacyigelinta ee dib-u-eegista dastuurka kasoo ay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka hogaamineyso. Shirkii ugu horeeyay ee ololaha maanta waxa kasoo qaybgalay qaar kamid ah dhalinyarada iyo saxaafadda

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip