Share with your friends via email

Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga daayey, kana warbixiyey kiisas culus oo lagu haystay

Fanaanka Cabdi Dhaanto oo habeenkii Isniinta ee lasoo dhaafay lagu xiray magaalada Muqdisho ayaa maanta dib u helay xoriyaddiisa, kadib markii uu habeenadii u dambeeyey ku hoyday xabsiga dhexe ee Xamar. Cabdi Dhaanto, oo u waramay Idaacadda Kulmiye

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip