Share with your friends via email

Wasiir isku casiley Arrinta Cabdi Rashiid janan

Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta ee Dowlad goboleeda Jubaland Aadan Aw-Xersi ayaa Goordow waxaa uu ku dhawaaqay in uu iska casiley xilkii uu ka haayey maamulkaas. Sababaha uu isku casiley ayuu ku sheegay,kadib qoraal uu soo dhigey bartiisa twitter-ka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip