SAWIRRO: Roobab ka Da'ay Deegaano ka Tirsan Gobolka Sool Xilli Abaaro aad u Adagi ka jireen
Waqooyiga Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa Waxaa ka da'ay Roobab gellinkii dambe ee Arbacadii, iyadoo Deegaannada ay roobabku ka curteen ay u badan yihiin dhul-daaqsimeed xaaluf aad u darani uu ka jiray.