Share with your friends via email

Gudigga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo muddo kordhin sameeyey

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ay shaaciyeen in muddo lagu darey waqtiga loo asteeyey is diiwaangelinta musharixiinta Madaxweynaha Galmudug,iyaga oo soo bandhigey Musharixiinta qaatay Shahaadada musharax

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip