WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA KHAMIIS 25-KA FEBARAAYO 2016-KA
31 QODOB OO LAGA SOO SAARAY SHIRKA LAGU SOO GABA GABEEYAY MAGAALADA ISTANBUL
Waxaa gelinkii dambe ee shalay Magaalada Istanbul lagu soo gaba gabeeyay Shirka Madasha 6aad Ee Heerka Sare Ee Somaliya iyo Bahwadaagta Beesha Caalamka, kaasoo Talaadadii