IBRAAHIM KALIN: Turkigu mar walba Taageero ayuu la Garab-taagan yahay Dadka Soomaaliyeed
Afhayeenka MadaxweyneTurkiga, Recep Erdogan oo lagu magacaabo Ibrahim Kalin ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inay ka go'an tahay Dowladda Turkiga inay mar walba Taageerto Dowladda iyo shacabka Somalia.