Zubair Al-Muhaajir oo ku dhowaaqay inuu ka baxay Al-Shabaab, sir badanna kashifay (Dhageyso)
Mid ka mid ah saraakiisha ajnabiga ah ee Al-Shabaab muddo ka tirsanaa ayaa fariin cod uu soo duubay ku sheegay inuu isaga baxay kooxdaas isla markaana ay yahiin koox baal marsan shareecada islaamka.
Shaqsigaan aan la helin wadanka uu u dhashay balse