Share with your friends via email

Real Madrid Oo Dhameystirtay Saxiixa Xiddig Kale Oo Reer Brazil Ah

Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in ay dhameystirtay saxiixa 18 jirka khadka dhexe Reinier kaasoo ka soo wareegay kooxda reer Brazil ee Flamengo. Da' yarkaan ayaa kooxda Los Blancos u saxiixay heshiis lix sannadood ah oo dhacaya bisha Juun 2026

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip