Share with your friends via email

Madaxweynaha Somaliland oo sameeyey xilka qaadis & Magacaabis

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-443/012020 iyo JSL/XM/WM/222-444/012020, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip