Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo U Amba Baxay Dalka Eritrea

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Goordhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee Dalka Eriteriya Safarka Madaxweyha Ayaa Yimid Kadib Martiqaad Rasmi Ah Oo Ka helay Madaxweynaha Dalka Eritariya halkaas

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip