Share with your friends via email

Faahfaahin Ciidanka Jubbaland oo soo bandhigay hub ay ka furteen Al-Shabaab

Howlgalkaan waxay ciidanka ka sameeyeen degaanka Yaaq Bishaaro ee duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo, waxaana saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen in ay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Ciidanka ayaa howlgalka ku dilay 3 kamid ah Al-Shabaab

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip