Share with your friends via email

Jubbaland oo dowladda Federaalka ku eedeysay wada-shaqeyn la'aan

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn Madaxweynaha ayaa ka warbixiyay Xaalada Siyaasada dalka iyo wada shaqayn la'aanta

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip