Fanaanka Khadar Keyow oo Itoobiya ku xiran & dadaalo lagu sii daynaayo oo socda
Waxaa socda dadaalo kala duwan oo la doonaayo in lagu sii daayo Fanaanka Khadar Ibraahin Keeyow oo ku xiran dalka Itoobiya.
Maalmihii la soo dhaafay ayeey soo baxeen wararka la xiriira inuu xiran yahay Khadar Keeyow, balse ma jirin cid si toos ah