Ahlu Sunna oo beenisay in Axmed C/salaan iyo Wafdi uu hogaaminaayo loo diiday inay tagaan deeganada Ahlu Sunna
Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe ayaa been abuur ku tilmaamay in Deeganada ay ka taliyaan ay u diideen inay tagaan Wafdi uu hogaaminaayo Siyaasiga Axmed Xaaji C/salaan oo ka soo jeeda Gobolka Galgaduud.