Share with your friends via email

Duqa magaalada Nairobi oo xabsiga loo taxaabay

Duqa magaalada Nairobi Mike Mbuvi Sonko ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu dacwad oogaha guud ee Kenya soo saaray warqad lagu soo xiray. Booliska ayaa siyaasigan kasoo qabtay magaalada Voi, halkaasoo uu booqasho ku joogay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip