Share with your friends via email

Xisbiga Wadajir oo sheegay in Ciidamada Itoobiya loo adeegsanayo afduubka doorashada Galmudug

Xisbiga Wadajir ayaa si xooggan u cambaareeyay faragelin ay sheegeen in Ciidamada Itoobiya ku hayaan Gobollada Galgaduud iyo Gedo, oo ka tirsan dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip