Share with your friends via email

Ciidamo la kala dhex-dhigay maleeshiyaad ku dagaalamay Sanaag

Waxaa saaka xaalad deganaansho ah laga dareemayaa deegaanka Waqdariya ee gobolka Sanaag,halkaas oo shalay ay ku dagaalameen Maleeshiyaad iksu heystay Dahab iyo macdano kale oo laga qoto buurta. Dagaalka ayaa wxaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip