AMISOM oo dowladda Federaalka kala shaqeynaya baaritaanka dilkii Almaas Elman
Taliska AMISOM ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dhacdadii maalin ka hor lagu dilay Almaas Elman oo aheyd gabar u ololeysa dhinaca nabadda, horayna Diblomaasi u soo noqotay, iyadoo lagu toogtay gudaha Xerada Xalane.