Share with your friends via email

Xukuumadda oo ballan qaaday in doorashada 2020 waqtigeeda ku dhici doonto ayna bixin doonto qarashka ku baxaya adeegga howlaha doorashada

Xukuumadda Soomaaliya oo ballan qaaday iney doorashada 2020 waqtigeeda ku dhici doonto. Sidoo kale xukuumaddu waxay bixin doontaa saamigeeda miisaaniyadda doorashada oo ay ugu horreyso 7 milyan oo dollar oo ku baxeysa shaqaalaha ka shaqeynaya diiwaan

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip