Xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif Oo Loo Diiday Inay Ka Dhoofaan Garoonka Aadan Cadde
War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif loo diiday inay ka dhoofan Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Madaxweyneyaashii