Share with your friends via email

Madaxweyne Erdogan Oo Ku Gacan Seeray Baaqyada Caalamka

Turkey ayaa ku gacan seertay cadaadiska caalamiga ah ee looga dalbanayo inay joojiso hawl-galka militari ee ka dhanka ah Kurdiyiinta ee ciidamadeeda ay ka wadaan Waqooyiga Syria. Dagaal xooggan ayaa maanta ka socda magaalada xuduudda Syria ku taal

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip