Share with your friends via email

Wafdi Sare Oo Ka Socda Mareykanka Oo Kusii Jeeda Turkiga

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii shalay ku dhawaaqay inuu dalka Turkiga u dirayo wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo ku xigeenkiisa Mike Pence, si ay Turkiga ugu cadaadiyaan inuu joojiyo dagaalka uu ku qaaday Waqooyiga Suuriya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip