Share with your friends via email

Taliyaha ciidanka xooga oo tababar u soo xirey saraakiil

Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeya gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa tababar u soo xiray lix sarkaal oo ka tirsan taliska guud ee ciidanka xooga dalka oo mudo bil ah tababar uga socday magaaladda Muqdisho,waxaana tababarkan bixinayay dowlad

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip