Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo cambaareyay weerarkii ka dhacay Ankara, tacsina u diray Madaxweynaha Turkiga
Mogadishu, 18 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, kadib weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Ankara, kaas o ay ku dhinte