Share with your friends via email

Maxaa Ka Taqanaa Dhiig Yacabkii Ugu Weynaa Taariikhda Mareykanka?

Xafiiska dambi baarista mareykanka ee loo soo gaabiyo FBI ayaa sheegay ka dib baaris muddo dheer socotay in Samwel Lital uu qirtay dilka 93 qof , taas oo ka dhigan in uu yahay dhiig yacabkii ugu weeynaa taariikhda dalka Mareykanka. Galka Baarista

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip