Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo Oo Farriin Tacsi Ah U Diray Madaxweynaha Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray walaalkiis Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti, ayaa uga tacsiyeyay geerida ku timid, Alle ha u naxa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip