Lix Dhalinyaro Soomaali British ah oo xukunno kala duwanlagu xumay
Maxkamad ku taal magaalada Birmingham ayaa shalay lix dhalinyaro Soomaali ah ku xukuntay 47 sano oo xabsi ah, iyadoo kiiska dhalinyarada loo heystay uu soo jiitamayay illaa sanadkii la soo dhaafay.