HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 6-TA OCTOBER 2019-KA
Wasiirkii hore Warfaafinta oo talo u soo jeediyay Madaxweyne Farmaajo
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Daa hir Maxamuud Geelle ayaa tallo u soo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xilli maalmihii ugu dam